Muxuu ku saabsan yahay dalabka Axmed Madoobe u diray beesha caalamka?

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Ciidanka Booliska soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda sanad-guuradii 75aad ee Aasaaskooda. Axmed Madoobe ayaa sheegay in awooda Booliska oo la xoojiyo ay wax badan ka tarayso nabadgalyada wadanka gaar ahaan falal dembiyeedyada ka dhaca Magaalooyinka isagoo ka codsaday beesha caalamka iyo dhinacyada taageera Soomaaliya in wadanka laga … Continue reading Muxuu ku saabsan yahay dalabka Axmed Madoobe u diray beesha caalamka?